Dhageyso:Al-shabaab oo sheegay in ay Qabteen Ciidamo Itoobiyaan ah

0

Galgaduud(AGGM): Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Al-shabaab ayaa sheegay in  Ciidamo ka tirsan Dowladda Itoobiya ay ku qab qbteen Dagaal ka dhacay Gobolka Bakool ee Koofurta Dalka Soomaaliya.

Horjoogahaan oo lagu Magacaabo Xasan Yacquub Cali ayaa sheegay in Ciidamada  Al-shabaab ay Gacanta ku dhigeen Tiro Askar ah oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Itoobiya.

Waxaa uu intaa ku daray Horjoogaha Al-shabaab ka tirsan in ay Soo bandhigi doonaan Ciidamada Dowladda salka Itoobiya laga qabtay.

Halkaan hoose ka dhageyso Horjoogaha Al-shabaab

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com