Dhageyso:Taliska Booliska Baydhabo oo ka hadlay dagaalkii Baydhabo.

0

Baydhabo(AGGM): Magalada Baydhabo ayaa waxaa ka jira saaka Xiisad Xoogan oo u dhexeysa Ciidamada Dowladda oo kala aha Milatariga
iyo Booliska.

Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Baay Conel Mahad ayaa ka warbixiyey dagaal shalay ka dhacay Magaalada baydhabo oo Dhex maray Ciidamada Booliska iyo Milatariga Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Taliyahay Ciidamada Booliska Baydhabo

Isha ku Hay Allgalagduud Media

Allgalagduud@gmail.com