Dhageyso:Siyaasi Cali daacuun:Somalia Federaal Dhib ayuu u keenay”

0

Muqdisho(AGGM):Wareysi Xiiso badan oo uu Siiyey Idaacada gal-jubba Siyaasi Cali Max’ed Axmed”cali Daacuun”ayaa waxaa uu uga hadlay Nimaadma Federaalka ah iyo maamul Goboleedyada Dalka Soomaaliya ku soo batay.

Siyaasi Cali daacuun ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya uusan Xiligaan Qaadan Karin Nidaamka Federaal Sistamka ah,ayadoon aan Dadka labarin waxa uu yahay Federaalka.

Waxaa uu Xusay in Dadka Soomaalida waxa iska hor keenayay uu yahay habka Federaalka ah oo Soomaalida aysan Aqoon iyo Qibrad mida u la heyn sida uu yiri Cali Daacuun.

Halkaan Hoose ka dhageyso wareysiga xasaasiga ah ee Cali Daacuun

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Wareysi-Siyaasi-Cali-maxed-Axmed-cali-daacuun.mp3

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com