Dhageyso:Isbadal lagu sameenayo maamulada degmooyinka Muqdisho

0

Muqdisho(AGGM): Xili dhawaan Gudoomiye Cusub loo magacaabay Xasan max’ed Xuseen Muungaab ayaa waxaa uu bilaabay Qoreshaal amaanka Muqdisho lagu xalinayo Gudoomiyaha Gobolka.

Xasan Max’ed Muungaab ayaa sheegay in uu Dib u habeen ku sameyn doono Maamulada Degmooyinka Magalada Muqdisho si lo xaqiijiyo Amaanka Magaalada Muqdisho.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Muungaab

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com