Dhageyso:Ciidamada Kumaandooska Somalia oo Lasiiyey Hub iyo Gaadiid Dagaal

0

Muqdisho(AGGM): Saraakiil ka socda  Dowladda Mareykanka ayaa maanta Saanad Ciidan oo iskugu jirta Hub iyo Gaadiidka Dagaalka Magaalada Muqdisho ku gudoonsiiyey Ciidamada Kmaandooska Soomaaliya.

Munaasabada Ciidamada Agabkaan lagu gudoonsiinayey ayaa waxa ay ka dhacday Xerada Jasiira ee Duleedka Muqdisho.

Taliyaha Ciidamada XGS Soomaaliya Gen.Daahir Aadan Cilimi Indha Qarshe ayaa sheegay in uu umahadcelinayo Dowladda Mareykanka Garbistaaga ay Garab taagan tahay Ciidamada Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageeyso  Codka Taliyaha Ciidamada XGS

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com