Dhageyso:Muungaab Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida Aniga Ayey I Hoos Imaanayaan.

0

Muqdisho(AGGM) Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa sheegay in Ciidamada Booliska iyo Nabadsugida Soomaaliya ay Hoos yimaadaan.

Muungaab ayaa sheegay in Sharxigaan ilaa Dowladii Hore ee Soomaaliya ay Ciidamada Booliska iyo nabadsugida  ay Gudoomiyaha Gobolka Hoos imaan jireen oo Amarada  ay ka Qaadan jireen.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/Muungaab.mp3

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com