Dhageyso:Ciidamada Nabadsugida Somalia oo Lacag Duldhigay Al-shabaab

0

Muqdisho(AGGM): Agaasimaha Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Dadka Shabcabkaa ee Sheega Al-shabaab halka ay ku sugan yihiin ay siin doonaan Lacago si looga Guuleeysta Al-shabaab.

Agaasimaha Nabadsugida Qaranka Bashiir Goobe ayaa sheegay in Ciidamada Nabadsugida ay diyaar u yihiin in ay la shaqeyaan Shacabka oo dadka ay Xogta isdhaafsadan.

Waxaa uu intaa ku daray in sidoo kale la sameeyey Taleefono Ciidamada Nabadsugida iyo Shacabka ay ku wada Xariirayaan oo Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay sameeyeen.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Agaasimaha Ciidamada Nabadsugida

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com