Top News: Madoobe Nuunoow oo Noqday Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed

0

Muqdisho(AGGM): Waxaa Goor dhaw Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay lagu soo gaba gabeeyey Doorashadii lagu Dooranayey Madaxweynaha Maamulka Koofurgalbeed ee Soomaaliya.

Waxaana Madaxweynaha Maamulka ku guuleystay Madoobe Nuunow Max’ed oo ahaa Siyaasi ka soo jeeda Gobolada Baay Iyo Bakool.

Waxaa la sheegay in uu ku guuleeysat ugu yaraan 42 Cod oo uu ka helay Musharaxii Xilka kula Loolamayey,aydoona Codkaasi uu hada ku guuleeystay.

Waxii ku soo kor dha kala soco Allgalgaduud.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com