Dhageyso:Madaxweyne lagu Dooranayo Baydhabo Wareesi Xiiso badan

0

Baydhabo(AGGM): Magaalada Baydhabo ee Xaruunta Gobolka Baay ayaa waxaa maanta ka dhacaya Doorashada Madaxweynaha Maamulka Koofur galbeed ee Dalka Soomaaliya.

Xildhibaan Max’ed Xuseen Afaraale oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya  oo ku sugan Magaalda Baydhabo ayaa sheegay in Maanta Doorsho Madaxweyne ay ka dhacayso Magaalada islamarkaana lagu Dooranayo  Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Dalka.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Waresi Xiiso Badan oo Afaraale uu Oga hadlayo halkaasi

Isha ku Hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com