Dhageyso:Maamul Goboleedyada Somalia oo laga Digay in uu Dhiig ku Daato

0

Muqdisho(AGGM): Ugaas C/rixmaan Axmed  Siyaad oo ka mid ah Waxgaradka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Maamulka Dalka ku soo
badanaya ay yihiin Dowladda Soomaaliya oo aan Awood laheyn.

Ugaaska ayaa sheegay in Dalka Soomaaliya ay ka jiraan Maamulo aad u badan oo ay Doonayaan in ay Dalka Soomaaliya oo dhan la kala Jaro.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wareesiga  Ugaas C/rixmaan Max’ed Siyaad

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com