Haweeneeyda Aduunka ugu Da’da weyn oo maanta Dabaal dageysa

0

Misao Okawa,Waa haweeney u dhalatay dalka Japan oo ah qofka xiligan dunida ugu da’ada weyn ,maanta waxa ay u dabaal dageysaa sanad guurada 116-aad ee kasoo wareegtay markii ay dhalatay oo ku beegneyd 1898-kii.

Waregeyska Telegraph oo wareystay ayay u sheegtay in habeenkii ay hurudo 8-saac,waxaana bishii March ee sanadkii hore loo aqoonsaday qofka ugu da’da weyn Caalamka

Sanadkii 1919: ayaa Misao Okawa awxa ay guursatay Yukio Okawa ,hadaba haweeneydan waxa ay leedahay waa muhiin in taladeyda la qaato sababtoo ah khibrad badan ayaan aduunka u leeyahay

isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com