Dhageyso:Saraakiil Kenyaan ah oo ku biiray Ururka Al-shabaab

0

 

Baraawe(AGGM): Labo Askari oo ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Dalka Kenya oo Sanad ka Hor Gobolada Jubooyinka ay Al-shabaab ku soo qabteen Dagaal ka dhacay ayaa waxaa Al-shabaab ay shaaciyeen in ay ku Biireen oo Diinta Islaamnka ay qaateen.

Labadaan Askari oo in mudo ah Gacanta ugu jiray Al-shabaab ayaa waxaa ay ku nool yihiin Degmada Baraawe ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Waxaana ay sheegeen in Askartaan ay hada ka mid noqdeen Al-shabab  oo Dagaalka ay la gali doonaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso wareeysi Arintaas  ku saabsan 

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com