Dhageyso: Waa Sidee Xaalada Soomaalida Ku Nool Dalka Ukraine.

0

Muqdisho (AGGM): Wadanka Ukraine oo maalmahaan xiisado siyaasadeed ka taagneyd, ayaa waxaa ku nool Soomaali farabadan haba ugu badnaadeene Arday halkaas ka dhigata Jaamacado.

Mid kamid ah Ardaydaas ayaa waxa uu u waramay BBC, waxaana uu sheegay ineey soo foodsaartay Cabsi aad u weyn.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com