Dhageyso: Isbaarooyin Buux Dhaafiyey Gobolka Mudug

0

Gaalkacyo(AGGM): Wararka ka imaanaya Wadada isku Xirta Magaalada Gaalkacyo  iyo Galinsoor ayaa sheegaya in Kooxaha Isbaarada dhigta ay halkaasi ku soo bateen.

Ilaa iyo 7 Isbaaro ayaa la soo dhigay Wadada Isku Xirta Galinsoor iyo Gaalkacyo oo Kooxho Hubeysan ay halkaasi Buux Dhaafiyen.

Halakaan Hoose ka dhageyso Codka amuurahaasi

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com