Dhageyso:Xisbul Islaam oo ku dhawaaqay in Dowladda Somalia ay Wada hadal lagalayaan

0

Muqdisho(AGGM): waxaa Goordhaw Magaalada Muqdisho Shir Jiraaid ku qabtay Xog hayaha Ururkii Bur buray ee Xisbul islaam Max’ed Cali waxaana uu sheegay in Xisigu uu Heshiis iyo Wada Xaajood uu la gali doona Doowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sidoo kale Shirkiisa Jiraaid uu ku sheegay in Xisbiga ay ka soo Horjeedaan Xasuuqa iyo Gumaadka Shabaab ay ku hayaan umada Muslimiintaa ee ku nool Aduunka Gaar ahaan Soomaaliya.

Waxaa Shirka jiraa’id sidoo kale uu ku sheegay in ay ka soo Horjeedaan Joogitaanka Ciidamada AMISOM oo ay sheegeen in uu yahay Tilaabo Qaltan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Afhayeenka u hadlay Xisbul islaam

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Algalgaduud@gmail.com