Dhageyso+Daawo Sawirada: Ciidamo Itoobiyaan ah oo Fariisimo ka Sameystay Duleedka Dhuusamareeb

0

Dhuusamareeb(AGGM): Wararka ka imaanaya Degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya  in Deegano hoos yimaada Degmada Dhuusamareeb ay fariisomo ka Sameysteen Ciidamada Dowladda Itoobiya ee Howlgalka AMISOM qeybta ka ah.

Cutubyo ka tirsan Ciidamada AMISOM  ee Dowladda Itoobiya ayaa Gaaray Degmada Dhuusamareeb ayagoona Fariisomo ka Sameeystay Deegaanka Qurac Daabe ee Duleedka Degmada Dhuusamareeb.

Ciidamada ayaa markii ay halkaas tageen waxaa ay kulamo ay la qaateen Maamulka iyo Dadka Degaanka,ayagoona sheegay in ay Ciidamada AMISOM ay taageeraan oo ay kala shaqeyaan Amaanka iyo La dagaalanka Al-shabaab.

Halkaan Hoose Kadhageeyso Codka Warakaasi ku saabasan

Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-4 Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-3 Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-2 Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-71 Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-6 Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-5 Ciidanka-Itoobiya-Dhuusamarreeb2-1

Isha Ku hay Allgalgaduud Media

Allgagaduud@gmail.com