Dhageyso:Al-shabaab oo la Wareegay Deegaanka Mubaarag Gobolka Shabellaha Hoose

0

Mubaarag(AGGM): Wararka laga Helayo Deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Maleeshiyada Al-shabaab ay la wareegeen Deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Ciidamada Dowladda Somaaliya iyo Kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay Deegaanka Mubaarag ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana Dagaalka uu yimid kadib markii Ay la shabaab Wax soo weerareen.

Gudoomiyaha Deegaanka Owdheegle ayaa warbaahinta u sheegay in Dagaalka uu ka dhacay Deegaanka Mubaarag oo ay hada Gacanta ku hayaan Maleeshiyada Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Gudoomiyaha Deegaanka Mubaarag

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com