Dhageyso:R/wasaarihii hore ee Somalia farmaajo oo ka hadlay Weerarkii Madaxtooyada

0

Raisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalka Soomaaliya iyo Weerarada ay Al-shabaab ku soo qaadeen Madaxtooyada Soomaaliya.

Farmaajo ayaa sheegay in Madaxda Xiligaan Dalka Hogaamisa ay Shacabka Niyad Jab ay ku Rideen Islamarkaana ay Hado ay Mar walba Sheegaan aysan ka dhabeen.

Max’ed C/laahi Farmaajo ayaa sheegay in Shabaab looga Guuleeysan karo oo kaliya in Shacabka iyo Laamaha Amaanka iyo Madaxda Dalka ay wada Shaqeeyaan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Farmaajo

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com