Dhageyso: C/laahi Goodax Barre “Dhulka Laga Qabsado Shabaab Ciidamada Dowladda Ayaa Maamul Usameenaysa”.

0

Muqdisho (AGGM): Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM, ayaa iskudiyaarinaya weerar ballaaran oo ka dhan ah magaalooyinka iyo
degmooyinka ay Gacanta ku hayaan Al-shabaab ee Koofurta iyo Bartamaha Soomaaliya.

Hase yeeshee waxay wel wel weyn dadka ka qabaan sida maamul loogu sameeynayo goobaha Al-shabaab laga saari doono, iyadoo ay horay u dhacday in Doowlada ay ku guul dareeysatay ineey maamulo u sameeyso Goboladii horay Gacanteeda usoo galay.

Wasiirka Arimaha Gudaha DF, C/laahi Goodax Barre, ayay BBC-du weydiisay, waxa Doowlada uga qorsheeysan deegaanada shabaab laga saari doono.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com