Dhageyso:Muqdisho oo maanta lagu Dilay Haweeney ka shaqeysa Talaalka

0

Muqdisho(AGGM): Koox Hubeysan ayaa maanta Magaalada Muqdisho,gaar ahaan Degmada Wardhiigleey ku dilay Haweeneey ka mid ah Dadka Deegaanka islamrkaana ka shaqeyn jirtay Talaalka Degmooyinka Magaalada.

Dilka ayaa waxaa Fuliyey Saddex Wiil oo Dhalinyaro ah,kuwaas oo Rasas la dhacay Haweeneydaan islamrkaana Goobta ka Fikaday Dilka Kadib.

Ibraahin Xaaji yuusuf oo ay Dhashay Haweeneyda lagu dilay Muqdisho ayaa sheegay in Dilka ay ka danbeeyaan Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wiilka Hooyadiis Lagu Dilay Muqdisho

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com