Dhageyso:Maamulka Ahlusunna oo ka warbixiyey Shir Dhex maray Dowladda FS

0

Dhuusa-ma Reeb(AGGM): Maamulka Ahlusuna Waljameeca ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Ahlusunada Gobolada Dhexe uu Xariir kooda uu soo wanaagsanaanayo.

Gudoomiyaha Saddexda Gole ee Maamulka Ahlusunna Sh Ibaarhin Sh Cali Guureeye ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho uu kula kulmay Madaxda Dowladda Soomaaliya islamarkaana ay ka wada hadleen Arimo Dhowr ah.

Halkaan Hoose ka dhageyso War ku saabsan Maamulka Ahlusunna 

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com