Dhageyso:Galmudug oo Biloowday Bur burinta Goobaha Sharci darada ah

0

Gaalkacyo(AGGM): Ciidamada Maamulka Galmudug ayaa maanta Howlago Bur burin ah oo la bur burinayo Goobaha Sharci daradaa ka bilaabay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug.

Magaalada ayaa maanta waxaa laga Bur buriyey Tiro Guryo ah oo Sharci daro uga Dhisnaa Magalada islamarkaana Dadka ay Halkaasi ka dhisteen.

Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo ee xaruunta Gobolka Mudug Bile Diini Cali oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay wadayaan Bur burinta Goobha Sharci darada ah islamarkaana waxaa uu Digniin u diray Dadka in ay Goobahooda Ganacsi ay alaabaha ay kala Baxaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso War ku saabsan Arintaas