XOG: Axmed Madoobe oo hoygiisa Kismaayo aan ka so bixin mudo bil ah iyo Cabsi so wajahday.

0

Kismaayo (AGGM): Hogaamiyaha Jabhada Raskambooni Axmed Madoobe ayaa waxaa usan Magaalada Kismaayo uso dadagin mudo ka badan bil.

Axmed Madoobe ayaa xata aan ka qayb galin Aska maydkii Shaqsigiii uu ugu kalsano Saraakiisha Jabhada Raskambooni kaas oo ahaan Taliyihii Nabad sugida Raskambooni Ciise Raskambooni.

Halkaan Guji Kana Sii Akhriso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com