Dhageyso:Wasiirka Warfaafinta oo ka Warbixiyey Heshiis uu la galay Dhigiisa Itoobiya

0

Muqdisho(AGGM): wasiirka Wasaarada Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Mustaf Sh Cali Dhuxuloow oo dib ugu soo laabtay Dalka ayaa ka warbixiyey Heshiis Dowladda Dalka Ethiopia gaar ahaan wasaarada Warfaafinta Dalkaasi uu la galay.

Mustaf Sh Cali ayaa sheegay in Wasiirka wasaarada warfaafinta Dowladda Itoobiya ay kala saxiixdeen Heshiiskaasi Islamarkaana ay Baraamijo Isdhaafsan Doonan Labada Warbaahin ee Dowladaha Soomaaliya iyo Itoobiya.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com