Dhageyso:Kulan looga hadlayo Amaanka oo Marka ka dhacay

0

Marka(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa ka warbixiyey kulan maanta Magaalada ka dhacay oo looga hadlayey Amaanka Degmada islamarkaana AMISOM ay ka Qeyb gashay.

Kulanka ayaa waxaa Diirada lagu saarayey sidii loo Xaqiijin lahaa Amaanka Magaalada Marka ee Xaruunta Gobolka Shabellaha Hoose.

Max’ed Cismaan Yariisow Gudoomiyaha Degmada Marka ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamada AMOISOM kuwa Dowladda iyo Mamulka ay Isku Afgarteen in la Adkeeyo amaanka Degmada.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada Marka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com