Dhageyso: Madaxweynaha Somalia Shababkii la soo qabto Waa Dil

0

Muqdisho(AGGM) : Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa ka hadlay sida laga yeelayo Al-shabaab hadii Ciidamada Amaanka soomaaliya aysoo qabtaay.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in Dhagar qabayaasha Al-shabaab ee la soo qabto in lagu Dilayo Goobta lagu soo qabtay islamarkaana aan La keeni doonin Xabsi,

Waxaa uu Xusay in Al-shabaab ay yihiin Cadwga Soomaaliyeed iyo kan Dalka intaba islamarkaan aan Taas Dowladda Soomaaliya ay Go aan ka gaartay arintaas,

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh

 

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com