Daawo: Maxay Yihiin Sharuudaha Hogaamiye Looga Baahan Yahay?

0

Muqdisho(AGGM) Abwaanka Soomaaliyeed ee lagu magacaabo Abwaan Siciid Bulxan Cali oo ku sugan dalka Dibediisa isla markaasna ku nool dalka Mareykanka ayaa ka hadlaya sharuudaha looga baahan yahay Hogaamiye,waxaana uu diradda saaraya  Sharuudaha dhabta ah ee looga baahan yahay Hogaamiye Soomaaliyeed.

Abwaan Siciid waxaa uu ka hadlayaa xaaladda dalka Soomaaliya iyo Hogaaminteeda,waxaana uu arrimahaasi uga hadlaya si wadanimo,soomaalinimo & daacadnimo ugu jirto ,waxaana uu shaacinayaa sharuudaha ugu haboon ee looga baahan yahay Hogaamiye Soomaaliyeed,waxaana xaqiiq ah hadii Sharuudahaasi jiraan in dalka soomaaliya horumar la taaban karro ku dhaqaaqi lahaa.

Halkan Ka Daawo

Isha Ku Hay Allgalgaduud

Allgalgaduud@gmail.com