Taariikh Nololeedki Allaha U Naxariistee Marxuum Dr. Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indha cadde).

0

Allaha u naxariistee Dr. Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indha cadde) oo ka mid ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed kuwooda wax gal ka ah ee dalka dib ugu laabtay isla markaana ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee xafiiska Raysul wasaaraha ee xiligan iyo Xiligii Raysul wasaare Saacin oo ahayd xiligii uu Indhacase Dalka dib uGu laabtay.

Waxa uu Maxamud Indhacase ku geeriyooday qarax fool xun oo lala eegtay aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, waa aqoonyahanka kaliya ee shilkan ku dhintay isla markaana lahaa aqoon Heer Caalami ah oo uu mudo ku soo shaqeeyanayay, isaga oo ka tagay dalka Canada si uu aqoontiisa ugu celiyo dalka xili aqoonyahan badna isku dayayaan in ay isbadal dhaliyaan.

Indha Cadde Allaha u naxariistee waxa uu ahaa Nin aad u afgaaban, Dagan, Kafiirsi badan, Aqoon wax ku cabira, Cibaadaysta, Gacan furn, Naxariis Badan. waxbarashada Jecel kuna dhiiro galin jiray dhalinta waxbarasho,

Waxa uu ka qeyb qaatay shirar aad u badan oo looga hadlayay arimaha Soomaaliya iyo sidii Xal loogu heli lahaa isaga oo ka qeyb qaatay dhismaha Jaamacado iyo Schoolo dalka Soomaaliya laga hirgaliya

Waxa uu Maxamud Ifka uga tagay Lix Caruur ah.

Tariikhda Allaha u naxariistee Indha Case oo Kooban

Waxa uu ku dhashay magaalada Dhuusa Mareeb ee gobolka Galgaduud Sanadku markuu ahaa 1959 kii, waxa uuna ku dhamaystay dugsiga Qur’anka iyo waxbarashada Dhexe waxa uu isaga oo yar soo galay magaalada Muqdisho, waxa uuna ka baxay Dugsiga Sare ee 15 May, isaga oo ka mid noqday ardada wax ka barata Jaamacada Lafoole ee magaalada Muqdisho oo uu bilaabay 1984tii isaga oo dhameeyay 1988 dii, waxa uuna xiligaasi baranayay Cilmiga Macalinimada, isaga oo waxbarashada Luuqadaha ku garab waday waxa uu markii jaamacadu u idlaatay uu ku biiray wasaarada Arimaha Dibada ee Soomaaliya isaga oo la shaqeynayay ilaa 1991dii.

Waxa xiliga dhibaatada Soomaaliya ka dhacday kadib Indha Cadde uu ka mid ahaa dadkii Dagananshiyaha k helay Dalka Canada magaalada Ottawa oo uu iminka daganaa, waxana uu halkaasi ka bilaabay in uu sii wato waxbarashadiisa isaga oo diyaariyay Labo MA oo la xariira Macalinimo iyo Socdaalka iyo qaxootiga, kuwaas oo uu in mudaa kaga shaqeynayay dalka Canada oo si weyn looga yaqaanay.

waxa uu ka tirsanaa 1992-2000, Multicultural Liaison Officer (MLO), Ottawa-Carleton District School Board, isaga oo u qaabilsanaa Tababarada, xiliyada qaar tababarida macalimiinta, diyaarinta shaqooyinka iyo Howlo badan.

Qaar kamid ah Taariikhdiisa Shaqo iyo Waxbarasho oo ku qoran Luuqada Englishka Hoos ka aqri.

2000-Present: Employment Career Consultant: Youth Services Bureau, Ottawa, Ontario.

Provide employment and career counselling to job seekers

Organize workshops on career development and job search skills

Prepare labour market information for job seekers

Collect and submit statistics on program clients

Provide short time crisis counselling and referrals

Conduct workshops/presentations on juvenile justice system

Prepare funding application for youth programs

Facilitate/mediate Community Justice Forum (CJF) sessions

Manage program budget and reconcile expenses and revenue entries.

2005-Present: Literacy and Numeracy Program Coordinator: Ottawa-Carleton District School Board.

Coordinate program activities and conduct site visits

Supervise 30 staff members and more than 40 volunteers

Responsible for hiring and recruiting teachers/instructors and volunteers

Manage program finance and ensure financial accountability

Conduct program evaluation and impact assessment

Prepare program reports and evaluation

1992-2000, Multicultural Liaison Officer (MLO), Ottawa-Carleton District School Board

Designed and delivered cultural sensitivity workshops/training sessions for teachers, settlement workers and other service providers.

Organised multicultural events at different Ontario schools

Assisted schools to address problems arising from cultural differences of immigrant/refugee students/parents

Developed and delivered programs and activities designed to promote harmony, multiculturalism and antiracism awareness in schools and community

Developed and implement immigrant community development programs

1994-1995 : Teacher, J. S. Woodsworth Secondary School, Ottawa, Ontario

Taught English and History to grade 9, 10 and 11 students

Organized/participated in assorted extra-curricular activities (sports events, conferences etc.)

Conducted workshops/presentations for parents

Conducted assessment and evaluation of students’ performance

EDUCATION:

2009-2012 M.E.d. in Education (with concentration on society and culture) from the Faculty of Education, University of Ottawa, Canada

1996-1999 M.A. in History (with concentration on immigrants and refugees) from the
Faculty of Arts, University of Ottawa, Canada.

1995-1996 Guidance Counsellor seminar,
Faculty of Education, Queen’s University, Kingston, Ontario, Canada.

Certificate of Teaching Qualification.
Faculty of Education, University of Ottawa, Ontario, Canada.

1984-1988 B.A. in Education and English:
Faculty of Education, Somali National University.

2000-2006 Vice President, Southeast Ottawa Legal Clinic Board of Directors, Ottawa, Ontario.

Served as a chairperson for Community Development Committee

Organized multicultural and fundraising events for the clinic.

Membership of Professional Bodies:

Member, Ontario College of Teachers in good standing

Halkan kuma soo koobi karno Taariikhda Maxamuud Xirsi Cabdulle Allaha u Naxariisto.

Deeqo Shire (SONNA)
Deeqosonna@gmail.com

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com