Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun Marxuum Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indhocase) Iyo Marxuum C/raxmaan Dheel Diiriye (Yantaar).

0

Dhambaal Tacsiyeed: Innaa Lillaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun, waxaa maanta oo ay taariikhdu ahayd 21/02/2014 Weerar ka dhacay Xarunta Villa Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ku geriiyooday Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indhocase) Iyo Marxuum C/raxmaan Dheel Diiriye (Yantaar).

Dhamaan bahweynta Allgalgaduud Media, maamulka iyo shaqaalaha Anaga oo ka tiiraanyonayna geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indhocase) Iyo Marxuum C/raxmaan Dheel Diiriye (Yantaar), waxaan dhambaal tacsiyeed oo tiiraanyo leh u direynaa dhamaan Reer Xirsi Cabdulle iyo Reer Dheel Diiriye , gaar ahaan Xaasaska iyo Caruuta Marxuumyada ka tageen, Waxaana Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu samir iyo iimaan naga wada siiyo Allaha u Naxariistee Marxuum Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indhocase) Iyo Marxuum C/raxmaan Dheel Diiriye (Yantaar), waxaan kaloo Allaah Subxaanahu Watacaalaa ka baryaynaa inuu Marxuum Maxamuud Xirsi Cabdulle (Indhocase) Iyo Marxuum C/raxmaan Dheel Diiriye (Yantaar) Janadi Fardowza ahayd ka waraabiyo. Aamiin Aamiin Aamiin.

Yantaar1
Marxuum Indhocase                               Marxuum Yantaar

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com