Dhageyso: Xukumadda Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxyadii Madaxtooyada.

0

Muqdisho(AGGM): Shir Jiraa’id oo Goor dhaw uu qabtay wasiirka Amniga Qaranka Xukumada Soomaaliya C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu oga hadlay Weerarkii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa sheegay in Madaxtooyada Soomaaliya ay maanta soo Weereen ilaa iyo 9 Ruux oo Al-shabaab ah Labo kamid ahna ay isqarxiyeen 7 kalena ay dhaawaceen,

Waxaa uu shegay in Labo Mas’uul oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay ku dhinteen Goobta Qaraxa uu ka dhacay.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Shirka Jiraaida ee wasiirka Amniga.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com