Dhageyso:Madaxweynaha Soomaaliya “Kuwa Al Shabaab Lacagta Dibedda Uga Soo Diraya Waa Leeydinla Xisaabtamayaa”.

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud  ayaa ka hadlay Weerarkii maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya Gaar ahaan Madaxytooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha soomaaliya ayaa sheegay in ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ay laa yeen Maleeshiyaad la soo qalday oo ka tirsan Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com