Dhageyso:Falaagada Al-shabaab oo la wareegay Deegaano ka Tirsan Gobolka Galguduud.

0

Gurceel(AGGM): Falaagada Kooxda Al-shabaab ayaa la wareegay Deegaan hoostaga Gobolka Galguduud,gaar ahaan deegaanka Bukure ee Gobolka Galguduud.

Wararka ayaa sheegay in Maleeshiyada Al-shabaab ay si nabada galyo ah ay u la wareegeen Deegaanka,waxaana hore halkaasi ugu sugnaa Ciidamada Ahlusuna,

Dhanka kale Ciidamada Ahlusunna ayaa ku Baxay Deegaanka,ayadoona la filan karo Dagaal halkasi ka dhaca oo Al-shabaab iyo Ciidamada Ahlusuna Dhexe mara.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareeysi Amuurahaasi ku saabsan

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com