Dhageyso:Cabdi Jiinoow”wax ayaan ka og nahay in ay Baxaan Ciidamada AMISOM”

0

Jowhar(AGGM) Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe Cabdi Jiinow Calasow ayaa ka hadlay Ciidamo AMISOM ah oo ka Baxay Degmada Mahaddaay ee Gobolkaasi.

Cabdi Jiinow ayaa sheegay in Ciidamada AMISOM ay Qorshe oga Soo baxeen Degmada Mahddaay ee Gobolka Shabellaha Dhexe,waxaana uu Tilmaamay in Qorshahaasi ay Dowladda Soomaaliya ay wax ka ogtahay.

Waxaa uu sidoo kale Gudoomiyaha uu eedeeyey Odayaal ku sugan Degmada Mahddaay oo uu shegay in ay La shaqeeyaan Al-shabaab.

Halkaan Hoose ka dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Jiinow

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com