Dhageyso: Odayaasha shirka Baydhabo oo ka warbixiyey Wasiiro Shalay tagay Baydhabo

0

Baydhabo(AGGM)  Shalay magaalada baydhabo waxaa gaaray Wafdi wasiiro ah oo Xaqiiqo raadin ah kuwaas oo Dowlada Soomaliya ay u dirtay Gobolka.

Odayasha Magaalada Baydhabo ayaa ka warbixiyey Kulamo ay wafdigaasi Wasiiradaa ee Dowladda Soomaaliya ka socda ay la qaaten.

Malaq sheene oo ka mid ah Odayaasha Magaalada Baydhabo ayaa sheegay in Shirkaasi uu Meel wanaagsan arayo islamarkaana wafdiga Magaalada yimid ay kala Hadlen Arimo farabadan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Malaaq Shiino

Isha ku hay Allgalgaduud Media 

Allgalgaduud@gmail.com