Dhageyso: Argagixisada Al Shabaab Oo Sheegtay Weerarki Maanta Ee Villa Somalia Islamarkaana Ka Warbixiyay Qaabkay U Weerareen.

0

Muqdisho (AGGM): Afhayeenka Falaagada Argagixisada Ah Ee Al Shabaab Cali Dheere Oo Sheegay Weerarki Maanta Ee Villa Somalia inay iyagu fuliyeen Islamarkaana Ka Warbixiyay Qaabkay U Weerareen.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com