DEG_DEG Qarax Culus oo ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya

0

Muqdisho(AGGM): Qarax Culus ayaa Goor dhaw ka dhacay Dhabarka Danbe ee xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya waxaana aan la ogeen ,Qaraxa waxaa uu ahaa iyo Cida lala eegtay intaba.

Waxaa sidoo kale Goobta ka socota Rasaas Xoogan oo laga Maqlayo Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya,kuwaas oo laga maqalay Rasaasta Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Waxii faahfaahin ah naga Filo Goor dhaw Insha Allah