Digniin Sawiro Naxdin Leh: Wariye Axmed Saciid Axmed oo ku Dhaawacmay Qaraxii Maanta

0

Muqdisho (AGGM):Qaraxyadii ka dhacay Xaruunta Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa maanta ku dhaawacmay Wariye Axmed Saciid Axmed oo ka mid ah wariyasha Idaacada Kulmiye. Axmed ayaa waxaa Dhaawaca uu ka soo gaaray Qaarka Sare ee jirkiisa,ayadoona Xaaladiisa Caafimaad ay tahay.mid aad u liidata,waxaana Dhaawaciisa loo qaaday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Maamulka iyo Shaqaalaha Warbaahinta Radio Kulmiye ayaa Ilaahey oga Baryaya Weriye Axmed Saciid Axmed in  uu Caafimaad sariico ah siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin

DSC01870DSC01871DSC01872DSC01874