Dhageyso:Madaxweynaha Somalia oo Maalinkii Labaad kulan Amaanka looga hadlayo lale Saraakiisha Amaanka

0

Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Soomaalia Xasan Sh Maxamuud ayaa maalinkii labaad kulan Looga hadlayo amaanka Muqdisho kula leh Ciidamada Amaanka Soomaaliya.

Waxaana kulanka intooda badan looga hadlayaa sidii Amaanka Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya  loo Xaqiijin lahaa islamarkaana looga hor tagilahaa Falalka amaandaro.

kulanka ayaa waxaa lagu Gorfeenayaa Amaanka Magaalada Muqdisho iyo sida Amaanka loo sugi karo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Kulanka oo Muqdisho ka dhacay

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com