Dhageyso:Dagaal ka dhacay Degmada Deynuunaay

0

Deynuunay(AGGM): Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kooxda Al-shabaab ayaa Xalay ka dhacay Degmada Deynuunaay ee Gobolka Baay.

Dagaalka oo ahaa Mid Culus islamarkaana Labada Dhinac ay isku adeegsadeen Hubka Culus ayaa waxaa soo qaaday Kooxda Al-shabaab.

Waxaan lagu soo waramayaa in Dagaalka Xalay uu geeystay Khasaaro iskugu jira Dhimasho iyo Dhaawac soo gaaray Ciidamada Dagaalamay iyo Dadka Shacabkaa intaba.

Mas’uul ka tirsan Maamulka Gobolka Baay ayaa Warbaahinta  u sheegay in Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab ay Xalay Degmada Detnuunay ku soo qaadeen Weerar ilaa Seddex jeer ah islamarkaana Ciidamada Dowladda ay dagaalkaasi ku jabiyeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Mas’uulka Dowladda

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com