Dhageyso: Daahir Aamiin Jeesow”Maamul kama Jiro Kismaayo”

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiye Kuxigeenka Gudiga Amniga  iyo Maamul u sameenta Gobolada Dalka Daahir Aamiin Jeesow ayaa ka hadlay Dhibaatada ka jirta Magaalada Kismaayo.

Daahir aamiin Jeesow ayaa sheegay in aysan Wax Maamul ah oo ka jira Magaalada Kismaayo islamrkaana ay Doonayaan in Baarlamaanka Soomaaliya Marka uu Fasax ka soo laabto ay Hor geen Doonan in Mooshin lag gudbiyo Axmed Madoobe.

Waxaa uu sheegay in Magaalada Kismaayo Dadka Lagu laayo oo Lagu Xasuuqo islamarkaana ladoonayo in wax laga qabto Dhibaatadaasi.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Xildhibaan Daahir Aamiin Jeesow

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com