Dhageyso:Ururka Qaranka Noseej oo Muqdisho ku Abaalmariyey Wariyaal

0

Muqdisho(AGGM): Ururka Suxuufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa maanta Abaalmarin gudoonsiiyey Qaar ka mid ah Wariyaasha Ka howlgala Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

Munaasabada ayaa waxaa ay ka dhacday Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka,waxaana ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Warfaafinta Soomaaliya.

Xoghayaha Ururka Nosej Bageystaan ayaa ka warbixiye Qaabka Munaasabada iyo waxa ay u soo qaban qabiyeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Xoghayaha

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com