Dhageyso:Askari maanta lagu dilay Xaafada Suuqa Xoolaha

0

Muqdisho(AGGM): Koox Hubeysan ayaa maanta Xaafada Suuqa Xoolaha ku toogtay Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliaya .

Wararka ayaa sheegaya in Labo Wiil oo dhalinyaro ah ay Maanta Magaalada Muqdisho Gaar ahaan Xaafada Suuqa Xoolaha ay ku toogteen ay ku Dileen Xaafada ee Degmada Hiliwaa.

Mid kamid ah Dadka ku nool Xaafada Suuqa Xoolaha ayaa warbaahinta oga Warbixiyey Qaabka ay wax u dhaceen iyo Dilka sida uu u dhacay intaba.

Halkaan Hoose ka dhageyso Goobjooge ku sugan Suuqa Xoolaha Magaalada Muqdisho

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com