Dhageyso:Gudoomiyaha Marka oo eedeyey Ciidamada Milatariga DFS

0

Marka(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose max;ed Cismaan yariisow ayaa sheegay in Degmada Marka uu Qal qal xoogan uu ka jiro taa oo ku aadan in Ciidamada Milatariga ay soo Buux dhaafiyeen.

Yariisow  ayaa ugu baaqay Saraakiisha Ciidamada Dowladda Soomaaliya in ay Dhibaadada dadka ku nool Degmada Marka laga Daayo islamrkaana Shacabka loo na xariisto.

Degmada Marka ayaa waxaa Maalmahaan ka dhacayey Falal amaan daro iyo Dilal loo geeysanayo dadka Shacabkaa ee ku nool Degmada Marka.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Gudoomiyaha Marka

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com