Dhageyso:Dhac iyo Jirdil lagu hayo Dadka Degmada dharkiinleey

0

 Muqdisho(AGGM): Qaar ka mid ah Shacabka ku nool Degmada Dharkiinleey ee Gobolka Banaadir ayaa kacabanaya  Rag ku labisan dariiska Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo Xiliyada Habeenkii aha Dhac iyo Jirdil u geeysta.

Dadka shacabkaa ayaa sheegay in Xiliga habeenkii ah aysan Banaanka u soo bixikarin Islamarkana hadi ay soo baxaan laga Qaato Agab yada ay wataan lana Jirtilo.

Waxeyna Dowladda Federalka Soomaaliya ay ugu baaqeen in ay wax kaqabtaan Dhibaatadaan loo geeysanayo oo ay geeysanatyaan Raga ku labisan Dariiska Ciidamada.Cod

Ugu dabeen Dadkaan la hadlay warbaahinta Allgalgaduud Media ayaa sheegay in Dhibka lagu hayo ay ugudbiyeen Maamulka Degmada Dharkiinleey,ayagoona Xusay in aan wax laga Qaban.

Xariirb aan la sameyney Gudoomiyaha Degmada Dharkinley si aan wax oga weydiin Cabashada Shacabka ayaan noo suuro gali.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Shacabka Qaar

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com