Dhageyso:Ciidamada Puntland oo Tahriibayaal ku qabtay Gaalkacyo

0

Gaalkacyo(AGGM): Ciidamada Amaanka Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug aya ka canta ku dhigay Tiro Dad ah oo Tahriibayaal ah islamarkaana ka yimid Koofurta Dalka Soomaaliya,

Ciidamada ayaa Dadka ka qabtay Kontoroolka Waqooyi ee Magaalada Gaalkaco,xili ay doonayeen in ay aadaan Dhanka iyo Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari.

Tirada dadkaan Ciidamada Amaanka ay qabteen ayaa la sheegay in ay Gaarayaan 20-Ruux oo Tahriibayaal ah kuwaas oo hada ku Xiray Xabsi ku yaala Magaalada Gaalkacyo.

Halkaan Hoose ka dhageeyso War ku saabsan Arintaas

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com