Dhageyso:Qabiir Mareykan ah oo Xog badan kasoo aruuriyay Soomaaliya.

0

Muqdisho (AGGM): Qabiir ka faalooda kaalinta qalalaasaha iyo hanaanka siyaasada Hogaamiyayaal badan oo Africa ah, madaxna ka ah mid kamid ah jaamacadaha wadanka Mareeykanka, ayaa macluumaad aruurin kasoo sameeyay xaaladaha Nolosha, Siyaasada, dhaqaalaha iyo Amniga ee Soomaaliya kajira, kadib markii uu dhawaan booqday dalal ay Soomaaliya kujirto.

Halkaan ka dhagayso Qabiir William Rinno wareysi ay VOA la yeelatay Qabiirkan:

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com