Dhageyso: Ugaarsiga Xubnaha Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Si Rasmi Ah Uga Biloowday Gobolka Galguduud Iyo Catow Kasoo Yeeray Jabhada ONLF.

0

Muqdisho (AGGM): Ugaarsiga XubnahaKa Tirsan Jabhada ONLF Oo Si Rasmi Ah Uga Biloowday Gobolka Galguduud Iyo Catow Kasoo Yeeray Jabhada ONLF.

Afhayeenka ONLF C/qaadir Xasan Hir-mooge oo galabta waraysi siiyay VOA ayaa sheegay xubnahaan loo gacan galiyay mamulka Soomaaliyeed ee Jigjiga inay si ahaayeen kuwo ka tirsan ururka,balse sababta ay gudaha Somalia u yimaadeen ay tahay arrin caafimaad.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com