Dhageyso:Kenya oo lagu Eedeyey Xasuuq ka dhacay Gobolka Gedo

0

Gedo(AGGM): Ciidamada Kenya ee ku sugan Gobolka Gado ayaa waxaa lagu Eedeeyey in ay Dad Shacab ah ku Xasuuqeen Deegaanka faxfaxdhuun ee Gobolka Gado.

Odayaal iyo Waxgarad ka tirsan Gobolka Gedo ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamada Kenya ee Dalka  ku soo galay Sida Sharci daradaa ay Dalka Xasuuq ka Geysteen Dalka soomaaliya Gaar ahaan Deegaanka Faxfaxdhuun ee Gobolka Gedo.

Waxaa Odayaasha ay Codsadeen in Magdhaw Kenya ay ka Bixiso xasuuqa Dadka Shacabkaa ee ay u Geeystaya.

Halkaan Hoose Mid kamid ah Odayaadsha Faxfaxdhuun

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com