Dhageyso: Gudoomiyaha Degmada Hiliwaa oo ka hadlay Dil Xaly ka dhacay degmada

0

Muqdisho(AGGM):Xili Xalay Degmada Hiliwaa lagu dilay Madaxii Caafimaadka ee Degmada ayaa waxaa ka hadlay arintaasi Gudoomiyaha Degmada Cumar Cabdulle Axmed Jacfaan.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in ay Baaritaano ku wadaan Cidii ka tanbeysay Dilka Dr ee Xalay lagu Dilay degmada Hiliwaan ee Gobolka banaadir.

Gudoomiyaha Degmada Cumar Cabdulle Axmed Jacfaan ayaa waxaa uu ka Codsaday Shabacbka in ay la shaqeyaan Maamulka iyo Ciidamada Dowladda.

Halkaan Hoose ka dhageyso Gudoomiyaha Degmada Hiliwaa.

Isha ku hay allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com