Dhageyso:Tarsan oo ku Baaqay in Shabaabka lasoo qabto Dhagax lagu dilo

0

Muqdisho(AGGM): Gudoomiyaha Gobolka banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ka hadlay Qorshe Cusub oo Maleeshiyada Kooxda Al-shabaab lagula dagaalami karo,

Waxaa uu sheegay Tarsan in Al-shabaabkii la soo qabto aan Dib loo Celin islamrkaana Dhagac lagu dilo si ay u yaradaan dhibaatada Al-shabaab ay dhibka u joojiyaan.

Waxaana uu dadka ka Codsaday in Dowladda Soomaaliya ay la shaqeyaan oo ay Gacansiyaan islamarkaana Dadku ay helayaan Fursad ay ku shaqeystaan.

Halkaan Hoose ka dhageeyso Codka Gudoomiyaha Gobolka banaadir

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com